JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Xulka Sawirada Ugu Xiisaha Badan Isbuuca Iyo Shabakada Kobciye.com Oo Soo Kordhisay Barnaamij Xiiso Badan..

Published: September 4, 2016, 1:12 pm

Shabakada kobciye.com ayaa horay waxey usoo kordhisay barnaamij cusub oo madadaalo ah kaasoo aan isbuuciiba mar kusoo qaadan doono dhowr sawir oo ka turjumayo qosol iyo maad qaarkoodna xambaarsan xaqiiqo qarsoon.

Hadaba aqristoow sawiradaan isbuucaan kuso qaadaneyno barnaamijkeena sawiro xaqiiqada jirto ka turjumayo daruufna aay ka muuqato si dadkeena aan u xasuusino dhibaatada haaysato ubadka iyo waalidka qaarba.

Sawirkii aad dareento xanuunkiisa ama kaa yaabiyo halka hoose noogu reeb fikirka aad ka aamintay adigoo cadeynayo waxyaabaha aad sawirkaasi ugu heshay ma xanuun ku saameeyay baa mise xikmad qaas ah ayuu xambaarsan yahay.

1 2 somali_child_laugh


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.