fb

Xikmadaha Maanta Kobciye.com Iyo Barnaamijkeenii Xiisaha Badnaa Ee KOBCI MASKAXDAADA..!!

Published: December 29, 2016, 3:23 pm

Tuugu wuxu ka xadaa alabta laakiin beenaluhu wuxu ka xadaa Maskaxda

Cadaanka macanihiisu maaha qurux waayo Kafantuba waa cadaan, Madawgu laftiisuna maaha foolxumo waayo dhagax kacbaduba waa madow.

Qofka quruxdisa ma aha muuqaalkiisa iyo sida u muuqdo, quruxdiisu waa akhlaaqda

Hadii codka dheer rag lagu noqon lahaa Eyguna wuxu noqon laha Madax

Haka werwerin waxay dadku kugu sheegayaan waayo waxaad tahay aadame gef badan.

Ma jeclid in qaladka kaa dhaca in laguu saxo si adag. Adiguna iska jir arinkaasi.

Waxa badan haku mashquulin fikirka arin dhib kugu haysa, laakiin Allah weydiiso dhenbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa alabaabo aanu fikirku furin.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply