fb

Xikmadaha Maanta Kobciye.com Aay Kuusoo Xushay Si Buuxdo Ugu Faa’ideyso..

Published: October 24, 2016, 11:52 pm

Cumar Ibnu CadulCaziiz ( Rc) ayaa maalin nin aflaagdeeyay! Waxaanu  ugu Jawaabay hadii aanay Maalinta Qiyaame Jiri laheyn Waan kuu Jawaabi lahaa!

Goormay Aqlaaqdeenu  halkaasi gaadhaysaa.

Ixtiraam dadka, adigana waa lagu ixtiraami doonaa,  sadqada bixi, Arsaaqadu way ku badan, dhoola cadde waa laga abaaline, is dhul dhig same , waad sarayne.

Wixii kaa tegay haka murugoon, mustaqbalkan haka baqan yaad fashilmine, Allah (sw) tal osaaro.

Barkimadu waxay qaadaa madax kan taajirka , faqiirka, boqorka, miskiinka mid weyn iyo mid yarba. Noqo iyadoo kale mid dadku soo hirtaan noocyadooda kala duwan.

Eyga ayaa  Deerada weydiiyay sababta ay mar kasta uga dheerayso, waxaana ay ugu jawaabatay “ Anigu ma jirto cid aan isu haleyaa, laakiin adigu Siyadkaaga iigu kaa diray ayaad isku halaysaa”


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply