fb

Waxtar Ma Leedahay Bidaarta, Farqi Noocee ah ayaa U Dhaxeeyo Kan Bidaarta Leh Iyo Kan Timaha Badan..

Published: August 28, 2016, 1:05 pm

Bulshooyinka ayaa ka siman nacaybka iyo karaahiyada ay u qabaan inay bidaar  yeeshaan, laakiin haddana waxa jira faa’’iidooyin badan oo ay leedahay:  Waxaana  ka mid ah in qofka bidaarta leh iyo kan timaha badan wakhtiga shaqada mudada auy ku qaadata ay kala yar tahay, maxaa yeelay ka timaha badan wakhti aan yarayn ayuu ka qaata timaha iyo qurxintoodu..

Waxa kale oo la cadeeyay in madax bidaarta lihi uu ka caafimaad badan  yahay kan timaha badan leh. Iyagoo timaha ay jiraan cayayaano  ku dhasha oo u  baahan in si joogto ah loogu isticmaalo shambo, saliid iwm.. Iyadoo dadkaasi timaha badan kharash kaga baxo qurxintooda.

Waxaan iyana la sheegay in dadka badaart lihi ay ka nasiib badan kuwa kale ama ay ka Caqli iyo iyo maskax badan yihiin . Iyadoo taasi sabab looga dhigay in dadka madxada noqda ama maalqabeenka 90% ay yihiinku dad bidaar leh.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply