JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

‘Waxaanu Ku Xusuusnaa Dadkii Dhintay’ Shirkad Keensatay Fikrad Cajiib Ah Dadkeediina Ka Taajirtay..

Published: November 14, 2016, 8:22 pm

Dalka Mexico oo ku yaalla latin America ayaa arin yaab leh laga sameeyay taasi oo ay sheegeen inay ku xusuusanayaan dadkoodii dhintay.

Fikradan oo uu curiyay nin dalkaasi u dhashay oo lagu magacabo Keiro taasi oo ah in dambaska dadkooda dhinta markay gubaan ay guryaha ku kaydiyaan ka dibna laga sameeyo weel guryaha lagu haysto oo la siticmalo si loo xusuusto qofkii dhintay.

Shirkad weelka samaysaa ayaa iyana ka faa’iidasayatay  fikradaasi iyadoo dambaska iyo lafaha qofkaasi dhintay wixii ka hadhay ay ka samays weel

Waxaana la sheegay in  laafaha dadka dhinta iyo dambaska ay ku daraan dhoobo waxayna ka samayaan koobab iyo bilaydho. Shirkada ayaa  sheegtay in samaynta koobka keliya looga baahanyahan 100 Gr oo dambaska qofka dhintay ah.

waxaanu-ku-xusuusnaa-310x234Ninkii curiyay fikrardan oo lagu magacaabo Keiro iyo shirkadda hirgelisay ayaa la sheegay in sanadkii tegay 2015 ay iibsadeen  200 lafaha dadka dhinta ah si looga sameeyo weelka.

Dad badan ayaa ka soo hor jeestay oo qaarkood ay ugu hanjabeen shirkadda laakiin weli Mr.Keiro wuxu aaminsan yahay in habka loo xusuusan karo qofka dhintay ay tahay iyadoo dambaskiisa laga sameeyo weel guriga lagu haysto. Aadmiga waxa xoolaha ay kaga duwan yihiin caqliga, laakiin wuxu u baahan Iimaan iyo rumaynta Allah si uu u kala saaro wanaagga iyo xumaanta.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply