JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Wax Badan Ka Ogoow Caadooyinka Sanadka Cusub Lagu Soo Dhoweeyo

Published: January 4, 2017, 4:55 pm

Dunida siyaabo kala duwan ayaa looga soo dhoweya sanadka cusub loogana faashada.

Dalka Spain dadka ku nool ayaa iyagu caado u leh inay goob isugu yimaadan isla markaana qof kasta soo qaato 12 xabo geedka  canabka ah.

Marka lagu dhowaaqo inay saacaddu gaadhay 12 saqda dhexe ayay dadka qofka kasta si degdeg ah u cunaa 12 xabo ee uu sitay, isagoo ku dhamaynaya 12 second.

Qofka ku dhameeya mudadaasi ayay aaminsan yihiin in 12 bilood ee sanadka uu ka nabad gelyo sharka sanadkaasi.

Caadadan ayaa ah mid oo taxnayad tan iyo sanadkii 1895 oo beerlayda isticmaali jireen iyagoo sheegi jiray inay kaga faashan jireen si uu u kordho macmiilkoodu sanadkaasi.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply