fb

VIDEO:- Mucjisooyinka Dabiiciga Ah, Guri Dhamaantii Dhulka Uu Liqay Kadib Markii Biyo Dhulka Kasoo Galeen..

Published: December 10, 2016, 2:35 pm

Mucjisooyinka ALLAH SWT aad bey u fara badan yihiin, inta aad saaran tahay dunidan cajiibka ah guudkeeda waxaad la kulmeysaa maalinba wax kaa yaabiyo.

Muuqaalkaan waxaad ku daawan doontaa biyo guri dhisan kasoo weeraray dhanka gadaale iyo dhulkaba kadibna gurigii dhamaa mar qura qariyay.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply