fb

Video:- Aabe 4 Caruur uu dhalay laga qaatay, lagana tarxiilayo Norwey oo fariin Calool xumo badan soo diray

Published: December 17, 2016, 10:10 pm

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Guraase Cabdullahi Maxamed oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Norwey, Islamarkaana loo sheegay in 21.12. 2016 laga Tuurayo Norway, Isagoo loo celin doono Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Arinta kale ee Naxdinta badan ayaa waxay tahay in laga Reebtay Caruur 4 ah uu dhalay, Isagoona sheegay in hadii Caruurtiisa lagu daro uu ku Faraxsanaa in dalkiisa loo Celiyo, Wuxuuna sidoo kale Codsi u diray Dawlada Soomaaliya si Xaaladiisa loola socdo marka uu yimimaado Dalka.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply