JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Sidee Ducadeenna loo Aqbalaa? Shuruudaha Ducada Wax Badan Ka Barro Si Aad Alle Ugu Dhawaataa..!!

Published: December 2, 2016, 4:57 pm

Ducadu waa dhuuxa cibaabadada, waa adoonka muujinaya awood daradiisa iyo inuu baahan yahay naxariista iyo gargaarka Allah (sw). Ducadu Belaayadana way xijaabta, waxayna baabiisa Dhibta iyo werwerka.

Ducadu dhinaca kale waa hubka qofka mu’minka ah. Hadaba waa maxay shuruudaha ducadu?

1- Waa  in aad Waysa qabto, ka dibna qiblada u jeesato

2- Tawbad keen iyo denbi dhaafka badiso.

3- Waqtiyada Ducada la Aqballo isku Beeg, gaar ahaan Habeen badhka

4- Gacmaha kor u Taag Adigoo kala bixinaya.

5- Magacyada Wanaagsan ee Allah ku Bari (Raxmaan, Raxiim iwm)

6- Camalkaaga Wanaagsan Allah (sw)  ku Bari.

7- Muuji weynida Allah (sw) , ku Salli Rasuulka (scw)  Bilowga iyo Dhamaadkaba.

8- Muuji Itaal yaridaada iyo sida aanad waxba u qabsan karin Allah (sw) la’aantiisa


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply