fb

Sidee Ayaad u Bixin Jawaabta Saxda Ah! Bal Arag Ninkii Gaajeysnaa Iyo Wariyaasha..

Published: November 2, 2016, 12:54 pm

Markii ay indhaha ku dhufteen ninkii gaajada iyo macaluushu haysay, sawir qaaduhu wuxuu bilaabay inuu sawir ka qaado.

Kii abwaanka ahaana wuxuu ka Alifay (curiyay) gabay, Qoraagiina wuxuu ka fekerayay waxa sabab u ah gaajada haysa.

Laakiin islaan da’ ahayd oo keliya ayaa iyadu siisay jab roodhi ah, taasi oo bixisay jawaab sax ah oo dabooshay baahidii uu sheegtay.

Marar badan arrintii muhiimka ahayd jawaabteeda sax ah lama abaaro, taasina waxay keentaa in dhibaatadu sii kordho.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply