JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Muxuu Sameeyay JUXA Markii Aay Xaaskiisa Dhimatay Iyo Markii Damiirkiisii Dhintay..?

Published: December 15, 2016, 5:34 pm

Nink Carabta caanka ka ah ee Juxa ayay dhimatay xaaskiisu, laakiin aad murugadiisu uma muuqan. Muddo ka dib ayuu haddana dhintay Dameer uu lahaa, markaasi ayuu aad u murugooday.

Saaxiiibadii oo yaaban ayaa ku yidhi “ Xaaskaagii dhimatay sidan ugumaad murugoon, maxaad Dameerkaaga iska mashquulisay oo aad sidan u nqotay?

Juxa ayaa ku jawaabay :”  Markii Xaaskeygu dhimatay Jaarka iyo dadka oo dhan ayaa ii yimi oo igu yidhi sabir, ha murugoon, mid ka wanagsan Allaha ku siiyo.

Laakiin markii Dameerkaygu dhintay qofna ima soo booqan, markaa miyaanay murugdo iga muuqnayan?


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply