JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

MUUQAAL:- Wax Badan Ka Barro Tobanka magaalo ee ugu nolosha fiican Yurub..

Published: October 4, 2016, 8:30 pm

Haddii aad qorsheynayso in aad u guurto wadan kale oo Yurub ah, 10-kaan magaalo ayaa lagu sheegaa in ay yihiin kuwa ugu nolosha fiican qaarada Yurub. Baaritaankaan ayaa la sameeyay ka hor intii aysan UK ka bixin Europe, iyadoo la filayo in heerka nolosha wadankaasi ay aad hoos ugu dhacdo.

DAAWO:


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.