JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Muuqaal Leysku Barayo Sida Meydka Loo Dhaqo Loona Karfano – Sh Abu Dalxa..

Published: December 12, 2016, 9:10 pm

Sheikh Abu Dalxa oo kamid ah culumada soomaalida ayaa umuda soomaaliyeed ugu faaideyay muuqaal qurux badan oo si wanaagsan ugu sharaxayo qaabka meydka loo dhaqo looguna karfano.

Sheekha ayaa tallaab tallaab muuqaalkaan si wanaagsan ugu sharaxay muuqaal guudna ka siiyay dadka aan horay u arag amaba aan u maqal waxyaabaha la sameeyo marka meydka waajibaadkiisa loo gudayo.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply