JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Maxaad Ka Ogtahay Su’aashii Keentay Formulada Xisaabta Ee Muhiimka ah!

Published: October 22, 2016, 2:09 pm

Carl Gauss  Friedrich  wuxu ahaa arday maskax badan mar kasta oo macalinku su’aalo weydiiyo wuxu ahaa kan ugu horeeyay ee ka jawaabaya su’aal kasta oo xisaab ah.

Macalinka ayaa doonay inuu u diro su’aal adag si inta uu taasi ku mashquulasan yahay ardayda kale fursad u helaan inay su’aalaha ka jawaabaan.  Waxaana uu ku yidhi isugee tirooyinka ka bilodw  1- 100, oo ah 1+2+3+4+5….100.

Muddo yar ka dib ayuu macalinka jawaabtii uu sheegay oo yidhi waa 5050. Macalinka ayaa u qaatay inuu khiyaamaynayo waxaana uu ku yidhi oo sideed ku soo saartay?

Lakiin Carl Gauss wuxu helay dariiqo fudud oo la isugu geeyo tirooyinka noocan oo ah tan manta la isticmaalo waana habka : Sum from 1 to n =     sum from 1 to 100           = (50) (101) = 5050

Ninkaasi wuxu ahaa Carl Gauss  Friedrich  oo sanadkii 1855 dhintay waan nin Jarmal oo ka mid ah saddexda nin ugu caansan taariihda xisaabta.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply