JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Maxaad Ka Ogtahay Ama Aad Ka Maqashay, Shaqooyinka Yaabka Badan Ee Dunida!

Published: January 2, 2017, 10:17 pm

Caalamkan waxa ka buuxo arrimo badan oo la yaab leh, Wakhtiydan dunida guud ahaan shaqo helidu maaha wax fudud, waxaana laga yaaba inay ku adkaato shaqada aad ku riyooynayso inaad nooceeda qabato.

Dalka Shiinaha waxa jira shaqada yaabka leh ee qof  shaqadiisu tahay inuu ilaaliyo oo isla maraakana isagoo wareegaya dariiqyada qofka candhuuf  ku tufa dariiqyada. Waxaana dawladdu ku soo rogtay ciqaab ganaax ah qof kasta oo lagu qabto isagoo suuqa candhuuf ku tufaya.

Dalka Maraykanka waxa iyana ka jira shaqada ah dad ka sheqeeya Eyada oo soo mara guryaha kuwaasi oo geynaya meelaha beeraha lagu raaxaysto isla markaa soo maaweelinaya Eydaasi.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply