fb

Ma Cilmiga ayaa Horumarka Qofka keena, Mise Caqliga? Jawaabta Halkaan ayaad Ka Heleysaa..

Published: August 27, 2016, 9:20 pm

Maalqabeenka Maraykanka Bill Gate ee leh shirkadda Micosoft ayaa sheegay in wakhtigii uu ku  jiray waxbarashadii Jaamacadda uu imtixaankii ku  dhacay dhowr maado, laakiin ninka ay saaxiibka yihiin uu dhamaantood  ku gudbayay derejooyin sare.

Bill Gate ayaa intaasi ku daray in saaxiibkii maanta uu yahay Injineerka Shirkadda , halka isuguna yahay ninka gebi ahaanba leh shirkadda.

Haddaba akhristaha kobciye.com is weeydii ma caqliga ayaa horumarka keena, mise cilmiga?


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply