fb

Jawaabaha Arday caqli badan oo hadana helay 0%, Adigana Isku Day Inaad Ka Jawaabto.

Published: August 24, 2016, 11:10 am

Jawaabaha Arday caqli badan oo hadana helay 0%

S: Maxaa dhamaaday 1960-ki?
J: Waxaa dhamaaday 1959!

S: Waa maxay sababta ugu weyn ee furiinka?
J: Guurka

S: Maxaadan marnaba Quraac ahaan u cuni karin?
J: Qado iyo Casho

S: Waa maxay sababta ugu weyn ee guul darada?
J: Imtixaan

S: Maxaa u eg tufaaxa barkii?
J: Barka kale

S: Haddii adigoo heysta Hal Dollar, aad Aabahaa weydiisato Hal Dollar oo kale, intee Dollar ayaad heysataa?
J: Hal Dollar
S: Ma taqaanid isku darka?
J: Ma taqaanid Aabahay, maba bixiyo Hal Dollar

S: Maxaa ah Biyo adag?
J: Barafka

S: Haddii Aabahaa uu mushahar u qaato 500$ Bishii, Hooyadaana uu Biil u siiyo 500$ maxaa u soo haraya uu heystaa?
J: Wadne xanuun

S: Shidaal ma leeyahay Wadankan? hadiise la soo saaro maxaa la helayaa?
J: Allaahu Aclam

S: Intee sano ayuu jiraa Aabahaa?
J: 6 sano
S: Sidee macquul u tahay?
J: Wuxuu Aabe noqday goortii aan dhashay!

Ardaygaa si qaldan wax ma uga jawaabay? Ma ahayd inuu dhibco helo?

La Wadaag Asxaabtaada


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Comments : Jawaabaha Arday caqli badan oo hadana helay 0%, Adigana Isku Day Inaad Ka Jawaabto.

  1. kkk way aheyd inuu helo inta badan

Leave a Reply