fb

Guurso Gabadha Dabeecadda Xun Waad Ka Faa’iidiye? Sababtu Maxey Tahay?

Published: October 27, 2016, 7:05 pm

Faylasuufkii Sokhret qisaskiisu caanka ayaa lagu sheegay in xaaskiisu ahayd gabadh aad u xun oo dhibi jirtay mar kasta.

Wakhtiyada uu ardaydiisa la joogo xataa kamay joojin jirin hadalka xun, aflagaadada iyo qaylada. Maalin ayay u timi isagoo ardaydiisa la jooga, oo ku qaylisay ka dibna biyo ayay madax kaga daadisay.

Sokhret ayaa si degan jeebadiisa ugala soo baxay masar oo iskaga masaxay, ardaydiisa ayuu eegay oo ku yidhi odhaah caan noqotay “.   Roobku wuxu da’aa Onkodka dabadii”  Oo uu uga jeedo qayladii iyo biyihii ay kay shubtay.

Sokhret ayuu ardaydiisa mdikood waydiiyay  ma guursadaa wuxuuna  ug jawaabay : “ Guurso, haddii ay  noqoto gabadh wanaagsan waxaad noqon Nin faraxsan, haddii ay noqoto mid xuna waxaad noqon Faylasuuf sidayda oo kale”.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply