fb

Gorogor Xaflad Aroos Mas Ku Soo Riday Iyo Sababta Rasmiga ah Ee Arrintaasi Ka Danbeysay..

Published: September 13, 2016, 3:19 pm

Wargeyska Sudan Alyoum ayaa daabacay in goob ay ka socotay qado xaflad aroos ah  oo ku taalla dalka Austerliya uu shimbirka Gorgorku kala dareeriyay.

Shimbirkan ayaa goob beer ah oo u dhow ka soo qaaday Mas weyn, isla markii uu dul marayay goobta qaadada iyo xafladda lagu qabtayna ku tuuray Maskaasi. Dadkii xaflada joogay ayaa kala yaacay markii ay arkeen Maska weyn oo isn si xooga leh u cararaya oo laftiisu naxsanaa.

Waxa ilaa haddaba dadka yaab ku riday sababta uu Gorgorkani oo la sheegay inay muuqatay inuu si ula kaca ugu soo riday Maska goobtaasi waxa ku kelifay iyo cadhada uu u qabay xafladda arooskan iyo goobta ay ka socotay.

Dadka qaar ee xaafadaasi deriska la’ahaa ayaa sheegay in cod oohin u dhigmo aay ka maqlayeen gorgorkaasi intii lagu jiray qaban qaabada arooskaasi, waxeyna ku nisbeeyeen gabadha aroosada ah inuu jeclaaa..

gorogor-xaflad-310x163


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.