JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Faransiiska: Caruurta Ku Dhalata Sidee Magac loogu Bixin Jiray?

Published: December 30, 2016, 8:49 am

Qaaradda Yurub iyo dalka Maraykanka oo ku faana xoriyada iyo xadaarad casri ah ayaa ah kuwo dhinacyo badan cadaadis bulshadooda kaga hayay ilaa wakhti dhaw.

Tusaale ahaan dalka Faransiiska qoyska ay caruuri u dhalato awood uma lahayn inuu magaca uu jecel yahay u bixiyo ilmihiisa, Waxaana khasab ku ahayd qofka   inuu magaca ka xusho liis qoraal ah oo ay wasaaradda arrimaha gudaha  samaysay.

Liiskaasi ayaa ka koobnaa magacayada caruurta Innamada ah iyo kuwa hablaha ah-ba.

Waxaana uu ka koobnaa magacayada ay dawladuu rabto in caruurta loo bixiyo oo keliya.

Laakiin sanadkii 1970-kii  ayay dawladu ogolaatay in liiskaasi la laalo,  kadib markii cabasho badan dadku ka keeneen magacyada khasabka ah.

Waxaana loo fasaxay in magaca uu doonayo uu u bixin karo caruurta u dhalata.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply