JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Dhageyso:- Arin Ay Ku Farxaan Haweenka Maseerka Badan Loo Hayo

Published: October 23, 2016, 12:15 pm

Dhibaatada ugu weyn ee Haweenka Soomaaliyeed Heysato ayaa ah Maseerka Ama Hinaasaha oo daawadiisa la waayey balse Nin Soomaaliyeed oo Ku nool Gaarisa ayaa Dawada Haya.

C/qaadir Xaaji Cali oo loo yaqaano Gooryaan Diloow ayaa waxa uu ka baayac mushtaraa Daawo Dhaqameedka mana ahan mid bartay Cilmiga Dhakhtarka.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wareysi uu siiyey BBC SOMALI ayuu Cabduqaadir Gooryaan Diloow kaga hadlay Daawada uu iibiyo iyo Faa’iiidada Bulshada ay ku leedahay.

Waxa ka mid ah Daawada uu hayo Maseerka ama Hinaasaha Haweenka Soomaaliyeed ku dhaca mid ay kaga fiyoobaanayaan.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply