JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DAAWO SAWIRRADA Wadan Sanadka Cusub Marka Uu Dhalan Rabo Arrin Yaab Leh Kusoo Dhaweeyo..!!

Published: December 13, 2016, 11:58 pm

Sanad kasta dhamaadkiisa xilligan oo kale, magaalo ku taal dalka Peru waxay u dabbaaldegaan ‘Takanakuy”.

Dhamaan qeybaha Bulshada; Rag, Haween iyo Caruur si ay u xalliyaan wixi Godob iyo Aano la isu hayay sanadkaa dhamaaday ayuu qof kasta meel fagaare ah uga yeertaa qofki godob ka dhexeysay ama uu ciil u qabay ka dibna Feer ayaa la isku bilaabaa!

Dagaalkan feerka iyo laadka marka uu dhamaado ayaa cunto & cabitaan la wada qaataa ka dibna la isu diyaariyaa sanadka cusub iyadoo Xalay dhalay laga noqday wixi hore!

Waxaan xasuustaa waagi aan yareyn waxaan qofki na dhiba ku balansan jirnay barxad xaafadeena ku taalay oo la oran jiray Kala Reebta!

Maalin baa waxaa dhacday mid aan ciil u qabay ayaa ciil kale igu sii riday, markaan barxadi Kala reebta nimi ayuu wuxuu yiri Caloosha ayaa la iga hayaa suuligaa aadayaa ka dibna sidaa ayuu ku gooyay!


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply