JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DAAWO SAWIRADA: Dunida oo caawa laga arkay Dayax aad u weyn..

Published: November 15, 2016, 12:16 am

Caawa waxaa dunida laga arkay Dayax aad u weyn oo ka iftiin badan sidii hore, waxaana Dayaxa caawa uu joogaa Masaafadii ugu dhowaa ee dhulka tan iyo 1948-dii.

Hay’adda NASA ayaa sheegtay arrintan in ay tahay mid markale dib u dhici doonta 25-ka November 2034.

70 sano ka hor ayaa ugu dambeysay sidan oo kale in Dayaxa loo arko isaga oo dhameystiran.

Hay’adda NASA ayaa ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay Dayaxa caawa Dhulka in uu u soo jirsan doonaa ilaa 348,000 KM.

1q-6

2q-6

3q-6

4q-6

5q-4

6q-2


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply