fb

DAAWO Layaab: Gabar ilamaha ka Xado Muqdisho oo la qabtay iyo Halka lagu iibiyo…

Published: January 9, 2017, 10:59 pm

Baraha Bulshada ayaa aad looga hadal hayaa Muuqaal ku saabsan Haweeney da’yar oo la qabtay iyadoo xadeysa ilmo yar kadibna la su’aalay sababta ilmaha u xadeysay iyadoo shaacisay sir culus.

Haweeneydaan oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegtay in lacag la siiyo ilmaha ay xadana ay geyso Garoonka Aadan Cadde gaar ahaan xerada Xalane taasoo Soomaali badan ku noqotay Layaab.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply