fb

Ciqaabta Aay Muteysan Doonaan Kuwa Salaadda Ka Tagga Cibaadadana Aay Ku yartahay…

Published: October 27, 2016, 7:02 pm

CIQAABTA KUWA SALAADDA KA TAGA.

Habeenkii la Dheelminaayey Nabiga CSW, wuxuu arkay Qoom la Jejebinaayo Madaxooda, Dhagax weyn ayaa Madax loogu Dhufanaa, Madaxooda marka la Jejebiyo sideedii bey ku soo noqoneysaa, oo Arintaasna lagama Daalaayo.

Xadiis kale oo Saxiix ahna wuxuu Oranayaa Habeenkii Nabiga CSW, loo qaaday Samadda wuxuu arkay Nin meel Jiifo oo Nin kale Dhagax weyn la Dul taagan, Madax ayuu kaga jebinaa markuu Madaxa Burburoba Dhagixi ayaa Faniinaayo, intuu Dhagaxa kor ku maqan yahayna Madaxii sidiisa ayuu ku soo noqonayaa.

Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Jibriilow kuwaan maxey ahaayn oo Madaxa laga jejebinaayo?.

Jibriil CS, ayaa ugu jawaabay:- kuwaas waa kuwa ay Madaxooda ku Cusleyd Salaada Faradka ah, Aadaanka wey Maqlaayaan, mana Dukanaayaan, iyaguna Ciqaabtaan ayaa Sugeyso.

(ALLOOW SALAADEENA NAGA AQBAL)
W.Q:- Macoow Ustaad.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply