fb

Calaamadaha lagu garto kalsooni darada wey badanyihiin waxaase ugu nuhiimsan oo mar kasta la arkaa kuwa

Published: August 29, 2016, 12:23 pm

KALSOONI DARRO!

Calaamadaha lagu garto kalsooni darada wey badanyihiin waxaase ugu nuhiimsan oo mar kasta la arkaa kuwan:

-haddii arin laga hadlaayo qofka ma joogi karo waxaa uu jecelyahay in naftiisa uu ku soo tusaale qaato,waxaa ka mid ah ereyada ay adeegsadaan (anigaba sidaas oo kale waan haystaa/sameeyaa, anigaba waa haystaa) iyo ereyo kale oo qofka uu ku muujinaayo in waxa laga hadlaayo uu isagaba haysto.

-ma ku sugi karo qofka ilaa aad sheekada ka dhameysato dhexda ayuu ka soo galaa,waxaana uu jecelyahay nolosha dhan in uu tusaale ugu soo qaado naftiisa,gaar ahaan waxa laga hadlaayo ama la arkaayo haddii ay yihiin wax isaga la fiican ama ka maqan.

Hadaba aqriste hadaad isku aragto calaamadahaan ama ruux kale ku aragto ogow kalsooni darro ayaa jirta.

By:Mohamed deeq


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply