JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Cajiib Ma Ogtahay In Oohinta Isha Bidix Iyo Tan Midig Way Kala Duwan Yihiin!

Published: December 14, 2016, 6:40 pm

Culimo baadhis ku samaysay Isha iyo ilmadeeda ayaa caddeeyay in Ilmada ka timaada indhaha ay  kala duwan tahay, oo ay hadba arinka ilmadaasi keenay uu yahay midka ay ku xidhan tahay ilmada ka imanaysa Indha.

Waxaana ay sheegeen in haddii Ilmadu ay ka hortimaado Isha bidix ay taasi cadaynayso in qofkaasi ka ilmaynayo  xanuun jidhka kaga mudan, sida iyadoo dhaawac soo gaadhay ama qalliin lagu sameeyay oo xanuunkeeda ama xumadeedii uu dareemayo.

Waxa kale oo ay culimadaasi caddeeyeen in haddii Ilmadu ay marka hore ka timaado Isha midig in taasina ay muujinayso inuu qofkaasi farax iyo liibaan la ooyayo.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply