JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

CAJIIB Ma Aamineysaa Qof kasta dhiigiisa waxa ku jira 5 xabo oo masaabiir ah!

Published: October 19, 2016, 2:04 pm

Kooxo culimo ah oo daraasado kala duwan ku sameeyay jidhka iyo aadamiga ayaa cadeeyay in Hindhisadu ay tahay arrimaha caadiga u dhaca ee haddana ugu halista badan qofka banii’adamka ah.

Baadhayaasha ayaa cadeeyay in haddii uu qofku isku dayo inuu isku celiyo hindhisada ay cidhiidi gelin karto laabtiisa taasi oo sababi kartaa in xididada dhiiga ee madaxa qaarkood qarxan taasi oo qofka ku keeni karta dhimasho degdeg ah.

Daraasadahani jidhka aadamiga laga sameeyay waxa kale oo ay sheegeen in xadiga birta ah ee ku jira dhiigga qofka ay ku filan tahay in laga sameeyo 5 xabo masaabiir ah.

Dhakhaatiirta qalliinka waayadii hore marka ay qofka doonaynaan inay qaliin ku sameeyaanay  adeegsan jireen in ay qofka madaxiisa ka garaacaan goobo cayiman taasi oo keeni jirtay inuu miyir beelo.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply