JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Cajaa’idbaadka iyo Dhaqanada Dunida Jira, Wax Badan Ka Barro Dhaqan Cajiib Ah Oo Ka Jiro Dunida Maanta.

Published: December 19, 2016, 2:26 pm

Dalka Naayeeriya qabiilada Xawsaha ayaa aaminsan in ninka aan guursan dumar ka badan 4 afar aanu ahayn nin buuxa  ee uu yahay nin naaqus ah, kaasi oo laga mamnuuco in qabiilada kala qayb galo arrimo badan sida shirarka Ragga buuxa.

Dalka Thailand Qabiilooyinkeeda caabudda sanamyada sanad kasta waxay soo xulaan gabadh yar oo 14 jir oo qurux badan taasi oo ay gowracaan sanamyada iyagoo sheegaya inay barako badani  ku jirto.

Waxaana  la cabaa dhiigeeda iyadoo hilibkeeda-na la cuno oo laga barkaysto. Ku mahad  naq Allaah 9SWT)  ka dhigay islaam. Kamana hadlaan hay’daha xuquuqda aadanaha  iyagoo ku sheega inay tahay arrin diimeed.

Dalka Faransiiska waxaa  ka jira sharci ogolaanaya  in qof dhintay iyo mid nooli is gursan karaan,  laakiin waa dadka haysta dhalashada Faransiiska oo keliya.

Waxaana shardi ah inay  jirtay niyad iyo jacayl uu u qabay qofkan dhintay ka nool. Sharcigan waxa loo gudbiya madaxwyenaha  dalka oo ogolanaya.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply