fb

Bill Gate ‘Aniga Aabahay Wuxu Ahaa Sabool, Anigana Waxan ahay Malqabeen’ + Sababta?

Published: October 11, 2016, 1:07 am

Markii Bill Gate oo ah ninka dunida ugu qanisan uu lacagtii huteelka iska bixiyay ugu daray wiilka Huteelka $ 2  oo uu ku yidhi waa bakhshiish aan ku siiyay.

Wiilka Huteelka ayaa isagoo yaaban aad u eegay!. Bill Gate ayaa ku yidhi maxaa dhacay ee aad iga eegaysaa ? Wiilka ayaa ugu jawaabay  halkan imika waxa ka kacay wiilkaaga oo markii uu lacagta bixinayay wuxu noogu $ 200 ,

Side ayay u dhacaysa adigoo dunida ugu taajirsan inaad na siiso $ 2, wiilkaagun $ 200? Bill Gatae ayaa qoslay oo ku yidhi  “ Wiilkayga waxa dhalay ninka aduunka ugu taajirsan, laakiin aniga waxa idhalay  sabool” . Laakiin Aabihii wuxu  ahaa loyer, waxaana uu tusayaa in mar kasta Aabuhu uu saxan yahay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply