fb

Aqoon Intee La Eg Ayaad u Leedahay Jasiiradaha Dunida Ee Cajiibka ah??

Published: September 23, 2016, 2:03 pm

Jasiiradda Lake Titicaca, Waa jasiirad gacanta lagu sameeyay oo ku taalla koonfurta Maraykanka.

Jasiiradan waxa asaasay qabiilada Yoros sababta ay u sameyeen ayaa ah iyagoo doonayay inay ka fogaadaan qabiilooyinka kale isla markaan ay helaan dhul ay iskood u degaan oo ay ugu noolaadan

Dalka Japan gobolka Nagasaki waxa iyana ku taalla Jasiirad lagu magacaabo  Hashima Island taasi oo ka mid ah 505 jasiiradood  oo aanay dad degenay, laakiin guryo gaboobay ku wada yaallaan. Dhisme ahaan waxay u eegathay sida doonida waxaana iyada lagu magacaabaa Doonida dagaalka.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.