fb

Daawo Sawiradii Ugu Cajiibsanaa Oo Hal Maalin Laga Wada Qaaday Dunida Aaynu Ku Noolnahay..!!

Published: October 25, 2015, 7:00 pm

Sawirada yaabka leh ee hoos kaaga muuqdo dhamaantood waxa aay kaamirada qabatay hal maalin taariikhdu markey aheyd 22.10.2015 sawiradan oo ah sawiro waaqici ah oo maanta la qaaday HALKAN HOOSE KA DAAWO.

1:Carruur fadhisa saqafka guri ay qaadday duufaanta Koppu, meel u dhow magaalada Manila ee dalka Philappines.2:Nin ka kalluumeysanaya webiga magaalada Palangkaraya ee gobolka ku yaalla bartamaha Indonesia ee Kalimantan, oo ciiro xun ay ka jirto.3:Shan carruur Syrian ah oo saddex ay mataano yihiin oo jiifa meel banaan ah, ayaga oo qoyskooda muhaajiriinta ah la yimid meel u dhow magaalada Athens ee dalka Greece.4:Qoys dadka dhaladka loo yaqaan ah oo dhinaca socda jiinka webiga Taguarussu ee magaalada Palmas ee dalka Brazil.Nin Shiico muslim ah oo haya canugiisa, iskuna diyaarinaya inay xusaan maalinta cashuura, magaalada Kabul ee dalka Afghanistan.5:Arday ka dibad-baxeysa lacagta iskuulada oo lagu kordhiyey, ayaga oo isku soo urursaday banaanka xarunta baarlamanka Koonfur Afrika ee magaalada Cape Town.6:Haweeney Syrian ah oo wejiga qarsatay oo sugeysa inay u gudubto xadka Croatia iyada oo ku sugan xaafadda Berkasovo ee Serbia.7:Madaxweynaha Chin iyo Kate oo ah Duchess of Cambridge, oo London uga qeyb galaya shirka wada shaqeynta Britain iyo China.Macallimiin iyo arday ku cayaaraya saqafka iskuul ku yaalla magaalada Xi’an ee gobolka Shaanxi ee dalka China.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply