fb

Sawiro:- Arin Mucjiso ah oo Ka dhacday Magaalada Caabudwaaq, Hadaawan hadii aadan awoodin.

Published: March 16, 2014, 11:17 am

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud kadhacday Arin Mucjiso ah oo inta Badan ay la yabeen Bulshada Reer Caabudwaaq.

Sida uu shegayo Wariye ku sugan Degmada Caabudwaaq Sadex Caruur Ah oo Labo Ay Mucjiso Yihiin Ayaa Ku dhashey Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Warbixin ku saabsan Amuurtaas Waxaa Cabduwaaq inagooga so diray Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply