fb

Gabadhii Jileysay Filinkii Han iyo Hagrasho Oo Geeriyootay “Innaa Lillaah Waa Inaa Illeyhi Raajicuun”..

Published: March 15, 2014, 10:27 am

Alla ha u naxariistee Hibaaq Jaamac oo ahayd gabadh da`yar kuna soo shaac baxday Jiliinka filim sanadkii hore Lagu sameeyay Magaaladda hargeysa ayaa shalay shil baabuur ku geeriyootay sida facebook-giisa uu ku soo share-gareeyay Abwaankii allifay filimkaasi ee Xasan Dhuxul Laab-salaax .

Abwaan Xasan dhuxul oo lahaa Figraddii Filimkii Han iyo Hagrasho ayaa dadka uga tacsiyeeyay geerada naxdinta leh ee ku timid gabdhaasi oo intii daawatay filimkaasi ay ku xasuustaan qeeybtii la la jileysay Fannaanka Mursal.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply