fb

DHAGEYSO: Sir Culus Qofkii isku qarxiyay Buula burde oo wareysi kulul laga qaaday Ka Hor inta uusan is Qarxin!

Published: March 19, 2014, 9:56 am

Idaacada Afka Al Shabaab ku hadasha ee Al Andalus ayaa waxay baahisay wareysi la sheegay in laga qaaday Cabdullaahi Axmed Cabdulle oo ahaa shakhsigii isku miidaamiyey habeen hore hoteelka Camaloow ee ku yaalla degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Ninkaan ayaa ka yimid dalka Norwey waxaana wareysiga laga qaaday uu uga hadlayaa waxa uu doonayo inuu ku guuleysto arinta ugu weyna uu sheegay inuu jecel yahay itoobiyaanka iyo saraakiisha DF Somaliya ee dhibaatada ku haya shacabka inuu ka dul qaado.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply