fb

DAAWO VIDEO:- Xafiiskii UNIVERSAL TV ee Hargeisa oo la Weeraray “Dhulka ayaa Lala simay & bur bur (Video)

Published: March 18, 2014, 8:13 pm

Iyadoo Dhowaanahanba Ay Jirtay Xurguf udhaxaysay Maamulka Axmed Siilaanyo iyo Tv-ga Universal Ayaa waxaa arintaasi sii Xumaatay kadib markii Maamulkaasi diiday Inuu Xayiraada Ka Qaado Tv-ga.

Tv-ga Ayaa sidoo kale Wuxuu Sii Waday Barnaamij ka dhan ah Maamulkaasi, Iyadoona Laba Jeer oo Danbe Lagu soo qaatay Barnaamijka faaliyaha Horjooge Axmed Siilaanyo.

HALKAN DAAWO VIDEO

Hadaba Shacabka Cadhaysan Ayaa waxay Weerar ku Qaadeen Xarunta Tv-gaasi Kulahaa magaalada Hargeisa Iyagoona ugaystay Khasaare La xaadleh.

XAFIIS


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply