fb

Daawo video: Ragii Westgate weraray oo Gudaha Somalia kusoo duubay Hanjabad Cusub.

Published: March 19, 2014, 8:47 am

Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Muuqaalka Ay iska soo Duubeen Xubno kamida Saaraakiisha iyo Ciidamada Al-shabaab, Sidoo kalana sheegay inay yihiin Ragii Weeraray West-gate.

daawo-muuqaalka

Waxay Sidoo kale Muuqaalkan uga hadleen Arimo badan oo Qarsoonaa, Iyagoona Ay ka dhex Muuqdaan Rag Ajaanib Ah, Sidoo kalana waxay driyaan Hanjabaad cusub.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa Xili Ay socdaan Dagaalo xoogan oo la doonayo In Al-Shabaab Guud ahaanba Dalka Looga Saaro.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply