fb

DAAWO “Nin iska baarayay Google oo Amakaag la kulmay kadib markii uu arkay Sawirkiisa oo lagu daray Liiska….

Published: March 18, 2014, 4:59 pm

Nin u dhashay Dalka Mareykanka ayaa fajiciso iyo amakaag ku noqotay kadib markii Sawirkiisa uu ka baaray Google uu ku arkay Sawirkiisa oo lagu daray Liiska dad dambiilayaal ah oo Booliisku ku raad joogeen.

Sida ay baahiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka Mareykanka ninkan ayaa galay Google si uu isgaa Baaro in Sawiradiisa ay ku jiraan Googlaha , hasa ahaatee mar qura ayaa xaalka ninkan is badashay kadib markii uu Sawirkiisa iyo Magaciisa ku arkay Liiska dad laga baadi goobayo Waqooyiga California.

Christopher Viatafa oo 27 –sano jir ah ayaa isku arkay Liiska Dadka ay Ciidamada Baadi goobayaan , waxaana ninkan lagu eedeeyay in Rasaas aan qasaaro geesan uu ku furay Ciidamo katirsan Booliiska Mareykanka.



HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply