fb

DAAWO Muqaal Mucjiso ah: Nin dhalaaya waliga ma aragtay? oo waliba Cabaadaya (Daawo arin yaableh)

Published: March 19, 2014, 8:08 am

Muuqaal matalaad ah oo cajiib ah ayaa lasoo saaray, muuqaalkaan oo ka turjumaya dhibaatooyinka ay maraan hooyooyinka soomaaliyeed midkanoo ah mid arin yaab leh si xaasaasi ah u taabanaya aadna u malaynayso arintan inay tahay wax run run ah iyo dhakhaatiir operetion-ka u fulinaysa si run run ah.

Hoos Ka Daawo Muqaalka


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply