fb

DAAWO: Haasawaha Casriga, Hablaha Reer Hargeisa Iyo Wiilal Waraysi Xiiso Badan VOA (Maxa isbadala oo dhacay)

Published: March 18, 2014, 4:55 pm

Waxaanu Halkna Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Xiiso Badan oo idaacada VOA Ay Ka diyaarisay Haasawaha Casriga iyo Midkii Hore ee Soomalida.

Barnaamijka ayaa waxaa sidoo kale Lagu Waraystay Qaarkamida Dhalinyada Magaalada Hargeisa Kuwaasi oo Ka hadlay Qaabka wax Isku Badaleen Haatan.

Sidoo kale waxaa Laga hadlayaa Saamaynta Aaladaha Casriga Ah, Ay ku yeesheen Guurkii iyo Waliba Wada Xidiidhkii Labada Qof ee Calafdoonka ah.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply