fb

Baafin Ma Aragtay Najmo C/Laahi Gabar Luntay :Fadlan La Xiriir Nambaradda Booliiska Toronto-Canada Ee Hoos Aan Ku Soo Qornay

Published: March 21, 2014, 10:56 am

Booliiska Toronto ee Dalka Canada ayaa baafinaya gabar Soomaaliyeed oo 13-jir ah,waxaana markii ugu dambeysay la arkay maalintii Axadda aheyd oo taariikhda aheyd 16/03/2014,saacadda Canada marka ay ku beegneyd afartii galabnimo (4-Pm)waxayna markaas ku sugneyd wadada (Keele street and Finch Avenue West)

Hadaba Soomaalidda Xaafadaas degan iyo guud-ahaan Soomaalidda Canada ku nool  hadii ay wax akhbaar ah ka hayaan Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Najmo C/laahi,waxaa la idiinka codsanayaa inaad la xiriirtaaan Nambarada Booliiska Toronto-Canada ee (416-808-3100)ama la xiiriir Teleefoonkan (416-222-8477)


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply