JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Xikmadaha Maanta Kobciye.Com Iyo Dhowr Qodob Oo Aanu Kusoo Qaadan Doono KOBCI MASKAXDAADA.

Published: January 14, 2017, 2:38 pm

Hadaad rabto inaad farxad ku noolaato muddoo gaaban aargooso, haddii aad doonaysid inaad mudo dheer ku nolaatana saamax iyo cafis u same dadka.

Caaqilku waa qofka carbakiisu ka danbeeyo maskaxdiisa, nacaskuna waa kan carabkiiu ka horeeyo makaxdxaiis

Dadku waxay arkaan xanuunka jidhkaaga ka muuqda laakiin ma arkaan xanuunka ruuxdaadu la il daran tahay.

Kan dadka ugu caqli badani waa kan isu haysta inuu ugu xikmad yar yahay.

Iska jir in khalad aad mar gashay maskaxdaada ka bixi waayo , waayo wuxu ka horjoogsanaya inaad dadaal danbe samayso oo cabsi ayuu kugu abuurayaa. Ka qaado cashar ka dibna iska tuur.

Nin dhalinyaro ah ayaa aabihii ku yidhi : “Aabo sideen ku heli karaa gabadh wanaagsan?!.
Aabihii ayaa ugu jawaabay: “ Iska ilow sidaad ku heli lahayd gabadh wanaagsan, ee horta adigu ku dadaal sidii aad u noqon lahayd  qof wanaagasan”!.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply