fb

Wax Badan Ka Ogoow Xanuunno laga Qaado Raashinka Kulul!

Published: January 2, 2017, 10:10 pm

Raashinka iyo sharaabka kulul ayaa unugyada jidhka u sahla inuu kansarku ku dhaco gaar ahaan hab dhiska dheefshiidka.

Rasuulka Allah (scw) aya inoogu sheegay xadiiskan in raashinka qaboobi wanaagsan yahay “ Qaboojiya Raashinka, Raashinka kululi barako ma leh” ( Xaakim) Wargeyska  Lancet Oncology ee caafimaadka wax ka qora ayaa in shaaha kulul uu yahay kan sababa kansarka cunaha iyadoo ay sabab u tahay Uumiga kulul ee xad dhaafka oo aanay awood u lahayn afka iyo marinda hawada ee jidhka.

Wargeyska oo soo xignayay daraasad arinkan laga sameeyay ayaa sheegay in raashinka u wangaasani uu yahay kana aan kulayl iyo qabow xad dhaafa midna lahayn ee dhexdhexaadka ah.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply