fb

Subxaanalaah Sida Ay u Ekaanayso Nolosha Qabrigu? Nicmada iyo Cadaabka Qabriga!!

Published: December 16, 2016, 6:13 pm

Muuqaalkan wuxuu ka warramayaa qaabka loogu noolaanayo qabriga kadib marka ay naftu ka baxdo jidhka bani aadamka.

Muslimka Ilaahay aaminsanaa, kuna camal falay diintiisa waa loogu barwaaqaynayaa, waanu ku raaxaysanayaa halka daalimiinta iyo danbiilayaashana lagu cadaabi doono xabaasha.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply