fb

SUBXAANALAAH:- Ruuxii U Dabaal Dagay Ciidahii Masiixiga iyo Sanadka Cusub ee New Year-ka Bal Akhriso Warbixintan.

Published: December 31, 2016, 9:11 pm

Xadiith baa jira aan maanta mar aan dhuganayay kutubta Axaadiithta iga soo hor baxay. Waxa uu Rasuulku CSW saxaabadiisa ku yidhi muddo laga joogo 1400 sanno ka hor.

Micnaha iyo sidaan u fahmay xadiithku waa:

“Waad Raaci doontaan jidkii kuwii idinka horeeyey, dhudhun dhudhun, taako taako, xitaa haddii ay galaan god abeesso waad ka daba galaysaan. Saxaabadda baa waydiisay suubanaha CSW oo tidhi Rasuul Alloow ma Yuhuud iyo Nasaaro baad sheegaysaa. Wuxuu rasuulku CSW yidhi yaa kale
oo aan haddaa sheegayaa”

Bal maanta eeg waxa aynu ku suganahay iyo nolosheena. 10kii maalmood ee ugu dambaysay oo loo dabaaldegayay ciidihii Nasaaradda ee Christmaska iyo New Year [ Miilaadiga ], waxaa ku dhex wareegayay tvydda iyo rugaha gaaladda in Geedkii ugu qaalisanaa ee Christmaska uu yaallo hudheel ku yaalla UAE. Dabkii lagu soo dhoweynay sannadka cusub ee nasaaraddana ay qaaday waddanka UAE oo halkaas xafladdii lagu dhigay.

Axaadiithta Suubannuhu CSW waa cadayno ka turjumaya noloshii hore, tan joogta iyo midda aynu higsanayno ee soo socota. Waa kuwan Axaadiithkii oo aan ka soo aruuriyay kutubta Bukhaari, Muslim, Ibnu Maajah, iyo Musnad Abii Axmed.

صحيح البخاري – رقم الحديث : 3197

– حدثنا : سعيد بن أبي مريم ، حدثنا : أبو غسان قال : ، حدثني : زيد بن أسلم ، عن عطاء بن يسار ، عن أبي سعيد (ر) : أن النبي (ص) قال : لتتبعن سنن من قبلكم شبراً بشبر وذراعاً بذراع حتى لو سلكوا جحر ضب لسلكتموه قلنا : يا رسول الله اليهود والنصارى قال : فمن.

صحيح مسلم – رقم الحديث : 4822

– حدثني : سويد بن سعيد ، حدثنا : حفص بن ميسرة ، حدثني : زيد بن أسلم ، عن عطاء بن يسار ، عن أبي سعيد الخدري قال : قال : رسول الله (ص) لتتبعن سنن الذين من قبلكم شبراً بشبر وذراعاً بذراع حتى لو دخلوا في جحر ضب لاتبعتموهم ، قلنا : يا رسول الله آليهود والنصارى ، قال : فمن ، وحدثنا : عدة من أصحابنا ، عن سعيد بن أبي مريم ، أخبرنا : أبو غسان وهو محمد بن مطرف ، عن زيد بن أسلم بهذا الإسناد نحوه قال أبو إسحق إبراهيم بن محمد ، حدثنا : محمد بن يحيى ، حدثنا : إبن أبي مريم ، حدثنا : أبو غسان ، حدثنا : زيد بن أسلم ، عن عطاء بن يسار ، وذكر الحديث نحوه.

سنن إبن ماجه – الفتن – رقم الحديث : 3984

– حدثنا : يزيد بن هارون ، عن محمد بن عمرو ، عن أبي سلمة ، عن أبي هريرة قال : قال رسول الله (ص) : لتتبعن سنة من كان قبلكم باعاً بباع وذراعاً بذراع وشبراً بشبر ، حتى لو دخلوا في جحر ضب لدخلتم فيه ، قالوا : يا رسول الله اليهود والنصارى قال : فمن إذا.

مسند أحمد – رقم الحديث : 7957

– حدثنا : روح ، حدثنا : إبن أبي ذئب ، عن سعيد المقبري ، عن أبي هريرة : أن رسول الله (ص) قال : لا تقوم الساعة حتى يأخذ أمتي ما أخذ الأمم والقرون قبلها شبراً بشبر وذراعاً بذراع ، قالوا : يا رسول الله كما فعلت فارس والروم قال : وهل الناس إلاّ أولئك.

Mohammed Ibrahim Awed

xafiiska Shabakada Kobciye.com Muqdisho


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply