JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Shan Arrimood Oo Ay Wanaagsan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga…

Published: January 16, 2017, 1:06 pm

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor:

Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.

 Guurku waa raaxo iyo mas’uuliyad isla socda. Mas’uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago.

Nolosha guurku ma aha sida tan filimada oo kale. Nolosha guurku uma qurux badna sida muuqaal qurxoon oo barta facebook-ga la soo higay.

Isaga/iyada kaligeed uun ma guursanaysid, ee waxaad sidoo kale guursanaysaa qoyskeeda/qoyskiisa

 Aqoon korodhso. Nolosha guurku waxay u baahan tahay aqoon joogta ah. Wax ka bara kala duwanaanta labada qof, soda mushkilada loo xalliyo, sida xidhiidhka wanaagsan loo dhiso, sida u badka loo barbaariyo IWM.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply