JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

QISO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY FANAAN: Qoyskii Faraxsanaa & Muragadii Lacagta (DAAWO)

Published: January 16, 2017, 12:02 am

Ma rabo inaan sii qariyo nolosha xanuunka badan ee I soo martay, muddo dheer ayaan ku hayey laabteyda oo aan qarsanayey laakiin maanta waxaan go’aansaday inaan idinla wadaago noloshii quruxda badaneyd ee aan haystay kadibse isku bedeshay murugo iyo mugdi aan illaa hadda ka soo kaban la’ahay.

Waxaan ahay aabbe Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Norway mudo sanado ah. waxaa nolosheyda la deris ahaa xaas aan aad u jeclaa iyo saddex carruur ah oo aan adduunka ka eegto aadna ii farxadgeliya.

Waxaan ahaa nin shaqo badan oo jecel inuu ka gudbo noloshii dhibka badneyd ee aan ku soo koray waxaana jeclaa in ilmahayga iyo xaaskeyga qaaliga ah ay ku noolaadaan nolol midda ugu wanaagsan oo aysan marnaba dareemin faqrigii iyo gaajadii aniga la igu soo koriyey, shaqada aan markaas gacanta ku hayey waxay ahayd mid adag laakiin waxaa ii muuqatay in qoyskeygu ay aniga igu nasanayeen sidaas daraadeedna ma dareemi jirin culeyska shaqada waxaase igu weynaa inaan mustaqbal ku dhisan farxad iyo wanaag u abuuro qoyskeyga.

RIIX HALKAN: DAAWO QISADAN CAJIIBKA AH


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply