fb

QISO Jaceyl Ah Ugu Danbeyntiina Ku Dhamaatay Qaab Cajiib Ah U Kala Garqaadoo Yaa Qaldan Sadaxdaan…

Published: April 10, 2017, 1:02 am

Maalin Wanaagsan

Saaxiibkii Cali ayuu mar kasta uga sheekeyn jiray xiriirka kala dhaxeeya Gacalisadiisa oo ay 2 sano wada socdeen, wuu u amaani jiray. Mararka qaarkood saddexdooda ama iyagoo Asxaab kale oo ay saaxiibo yihiin ayaa isu raaci jiray inay soo wada casheeyaan ama dalxiis gaaban aadaan.

Cali wax baa galay, wuxuuna ku dhiiraday inuu Saaxiibkii Jaamac ka qaado Gabadhi saaxiibadiis ahayd, uuna guursado.

Jaamac waxaa ka soo haray inuu dhaho waa la i gaaday, Gar baan dhiganayaa iyo cid la aamino ma leh.

Haddaba, yaa qaldan saddexdan Ma:

1. Jaamac oo saaxiibkii uga sheekeeyn jiray xiriirka Gacalisadiisa,

2. Cali oo saaxiibkii qiyaamay, kana guursaday gabadhi ay wada socdeen

3. Gabadha oo Nin dumaashi ahaan loo baray raacday, kii horena u jartay

SHARE Sii Dheh Si Saaxiibadaa Fikirkooda Aay U Dhiibtaan


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply