fb

Nin Somali ah oo Sabab yaab leh u dilay Xaaskiisii hore kadibna is dilay oo Meydkiisa laga helay…

Published: January 2, 2017, 11:20 pm

Wararkeenii hore ee Saaka intiinii la socotay waxan idiin soo gudbinay in Soomaali ah oo Magaalada Pretoria ee Dalka South Afrika ku dilay Xaaskiisii hore kadibna isagu is dilay.

Sababta uu ninkan u dilay Haweeneydan ayaa lagu sheegay kadib markii uu damcay inay isku noqdaan balse ay iyadu ka diiday.

Ninkan oo Magaciisa lagu soo koobay Axmed ayaa Intaas kadib waxa uu dilay Haweeneydaas kadib isagu is dilay.

Haddaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Sawirada Ninka falkan geysatay oo Guri korkiisa meydkiisa laga soo dejinayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO MAQALKA

 


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply