JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

MUUQAAL CUSUB: Ninkii Somaliga ahaa ee dilay Xaaskiisii hore kadibna is dilay & Sababta oo Layaab…

Published: January 12, 2017, 11:05 am

Waxaa dhawaan magaalada Pretoria ee Caasimada dalka South Africa ka dhacday dhacdo argagax badan ku beertay Soomaalida kunool magaaladaasi kadib markii nin Soomaali ah uu halkaasi ku dilay xasakiisii hore kadibna isagoo madaxa iska toogtay.

Dhacdadan naxtinta leh ayaa la sheegay in ay salka ku heysay arimo la xariira maseyr ama hinaase, waxa ayna noqotay dhacdadan mid si weyn u gaartay guud ahaan dalka Koonfur Afrika iyo meel kasto oo ay Soomaali joogto.

Hadaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij laga diyaariyey Dhacdadaas.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply